Astaan Sports
Wararka
Somali Premier League
Kooxda Todobaadka ee Koobka Adduunka – Bukayo Saka, Olivier Giroud, Gavi
Wareega koowaad ee ciyaaraha koobka aduunka 2022 ayaa hadda la soo gaba gabeeyay, waxaana la ciyaaray kulamo goolal la’aan ah, ismariwaa la’aan iyo waqti aan
Tababaraha Argentina Lionel Scaloni: “Lionel Messi waa taam laakiin waxaan sameyn karnaa isbedel”.
Tababaraha xulka qaranka Argentina ee Lionel Scaloni ayaa ku adkaystay in xiddiga Lionel Messi “uu fiican yahay” uuna taam u yahay inuu wajaho Mexico kulankooda
Manchester United ayaa dhibaato weyn kala kulantay Victor Osimhen
Napoli ayaa lagu soo waramayaa inay si cad ugu sheegtay Manchester United in Victor Osimhen uusan diyaar u aheyn suuqa kala iibsiga bisha Janaayo. 23-sano
Wasiirka Isboortiga Sacuudi Carabiya oo ka hadlay tallaabada uu qaaday Cristiano Ronaldo
Wasiirka Isboortiga Sacuudiga Amiir Cabdulcasiis bin Turki Al-Faisal ayaa sheegay in uu jeclaan lahaa in Cristiano Ronaldo uu u dhaqaaqo dalkiisa si uu u sii
Inter Milan ayaa amaah ku kordhinaysa Romelu Lukaku sanad kale
Kooxda Inter Milan ayaa lagu soo waramayaa in ay doonayso in ay sii haysato adeega Romelu Lukaku kaas oo ka bilaaban doona heshiis amaah ah
Tababare Erik Ten Hag oo ka hadlay xaaladda dhaawac ee Raphael Varane… (Miyuu seegi doonaa Koobka Adduunka?)
Tababaraha Kooxda kubadda cagta Manchester United ee Erik Ten Hag ayaa ka warbixiyey xaaladda dhaawac ee Raphael Varane, kaasoo dhaawac kaga baxay kulankii xalay ay